RRS 0.00% 0.1¢ range resources limited

petronas

  1. 175 Posts.
    http://www.allmudug.com/22-October-06%20News1.html



    H.E Mohamud Musa Hersi and HON. Hassan Osman Mohamoud meet with Dr. Mohamed Idris Mansoor,

    Former Senior Vice President of Petronas (Malaysia Largest Petroleum Company), Hassan O. Ahmed Managing Director of CRWMC and Mr.Mahfoz Hamid, Managing Director of HZN Associates

    Kuala Lumpur, Malaysia

    Madaxwaynaha DGPL Mohamuud Muuse Hirsi ayaa wuxuu 16kii October, 2006, booqasho gaaban ku tegey Dalka Malaysia, isaga oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wakaalada Macadanta iyo Shidaalka ee puntland Mudane; Hassan Osman Mohamud.

    Booqashada madaxwaynuhu waxay ku saabsanayd sidii loogu dhiirigelin lahaa shirkadaha Malaysia inay maalgashadaan puntland, gaar ahaan dhinaca Macadanta iyo shidaalka .



    H.E Mohamud Musa Hersi and HON Hassan Osman Mohamoud with Hassan O. Ahmed Managing Director of CRWMC, Mohamed Mahidin Abu Kassim Director of COMMERCIAL & Business Development,MD Nazir MD Kassim Chief Operating Officer of M3NERGY Berhad
    (Oil and Gas Company) and His associates


    Madaxwaynuha iyo wafdigiisa intii ay joogeen Malaysia waxay kulamo la yeesheen shirakado kala duwan oo ka howl gala dhinacyada, Baaritaanka iyo soosaarka shidaalka, Suuqgaynata Shidaalaka, Kaluumaysiga, iyo maalgelinta ganacsiga.Shirkadahaas waxaa ka mid ahaa PETRONAS oo ka mid ah shirkadaha aduunka ugu waawayn dhinaca baarista iyo soosaarka shidaalka, kana shaqaysa wadama badan, lehna khibrad iyo awood dhaqaale, waxaana wadahadlka ay la galeen wafdiga puntland uga qayb-galay Ku-xigeenka madax shirkada iyo madaxa maaligelinta.



    H.E Mohamud Musa Hersi and HON. Hassan Osman Mohamoud with Hassan O. Ahmed Managing Director of CRWMC, Mr.Ong Chin Yet President/CEO of Haisan Resources Berhad and His associates

    Kulamaads shirkaduhu waxay ku soo bandhigeen khibradooda iyo awoodooda waxqabad, iyagoo isla markaana muujiyey sida ay u danaynayaan inay maalgashadaan Puntland, sidoo kale wafdiga Dowlad Goboleedka puntland oo uu hogaaminayo madaxwaynuhu waxay su sheegeen shirkadaha khayraadka puntland ay hodonka ku tahay kuna haboon maalgashi, waxay kaloo u cadeeyeen in Dowlada puntland iyo shacbkooduba ay soo dhowaynayaan cid kasta oo maalgelinaysa wadankooda.

    Wafdiga Madaxwaynaha iyo shirkaduhu waxay isla afgarteen sidii loo sii wadi lahaa xiriirka ganacsi islamarkaasna lays waydaarsado booqashooyin labada dhinac, sidaa daraadeed waxaana la filayaa in masuuliyiin ka socota shirkadahaas ay si dhakhso ah u yimaadan puntland.



    H.E Mohamud Musa Hersi and HON Hassan Osman Mohamoud with Mr. Ahmed Sukimi Bn HJ. Ibrahim Group CEO of SUKIMI OIL and Nasiruddin Abdullah Deputy CEO and Chief Financial Officer of SUKIMI OIL

    Dadaalada madaxwayhu uu waday oo ahaa in dowladiisa ay ka go�an tahay sidii looga faa�ideysan lahaa khayraadka, waxay sare u qaaday sumcada maalgashi ee Puntland, taas oo soo jiidatay in shirkado badan oo shisheeye ah ay daneeyaan sidii au uga ganacsan lahaayeen Puntland.
 
watchlist Created with Sketch. Add RRS (ASX) to my watchlist

Currently unlisted public company.

arrow-down-2 Created with Sketch. arrow-down-2 Created with Sketch.